HUBAAL TV Daawo Shir-jaraa’id Oo Ay Qabteen Xildhibaano, Siyaasiyiin, Aqoonyahan iyo  Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE Oo Xabsiga GABILEY Ku BooqdayGud. HAATUF iyo Mujaahidiin Kale Oo U xidhan Siyaasad

0
35

“Madaxweynuhu Shalay Waxa uu Ku Baaqay In Wadanka La Difaaco, Annaguna Waanu ku taageersannahay in Dalka la Difaaco, laakiinse  Dawladdu Waxay Hormood ka tahay Kala Qaybinta dadka, TV-gii Qaranka ayay Dawladdu U Isticmaalaysaa Dacaayadaha raqiiska ah ee lagu aflegaadaynayo Hoggaanka Xisbiga KULMIYE.”

“Waxa kale oo Ayaan darro weyn ah oo Yuusuf U Xidhan yahay Xafladdii Crown ee uu ku cabirayay ra’yigiisa, Immika uma xidhna Musuqmaasuq iyo qoraal uu nin ka qoray afkii uu ku hadlay, taasina waxa ay tahay cabudhin la cabudhinayo dadka, keligiina maaha ee dad badan baa la goobayaa. waxaa intaa dheer ragga mujaahidiinta ah ee jeelasha ku jira ee iyagu u xidhan siyaasadda, waxaana halkaa ka cad in qoddobkii heshiiskii guurtida aan iyada weli la fulin”

IMG_0125n

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here