Guriga FAALLOOYIN HUBAAL TV: DAAWO VIDEO Dhamaystiran Oo Ku Saabsan Shirkii Jaraa’id Ee Guddoomiye...
“Odayaasha Cid Soo Magacawday kuma Ayaa Garanaya Horta, Odayaal Is Xilqaamay Oo Annaguna Aanu Ogolaanay ayay Ahaayeen….Arrinta Lexejeclada [Waxaan Ka Leeyahay] Geydhaysatada Waan Aqaan Lulata Geedaha… Xilliyada Qaarkood Inuu Qof Waliba Inuu Isu Dhigo Inay Dalka Iyo Dadka Lexejeclo Ka Hayso Oo uu U Hadlaa Waa Mushkilad….Waxaan Leeyahay Walaal Iligoow Markay NUSOJ Tikidhada Kuu Soo Diraysay Inaad Kan (SOLJA) Iimaansataa Bay ahayd”