Nairobi (Hubaal)- Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Samatar oo kamid ah Aqoonyahannada reer Somaliland oo ku xeel dheer Siyaasadda ayaa Waraysi uu siiyey Weriye Sacdiya Maxamuud Garabey oo ka tirsan Telefishanka Somali Channel kaga hadlay xaaladda Siyaasadeed, dhaqan dhaqaale ee mandaqada Geeska afrika, gaar ahaanna Wadammada Somaliland iyo Somaaliya, sidoo kale waxa uu ka hadlay Khilaafka ka dhex oogan xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE