HUBAAL Channel: Wasiirro Beeshoodu Saluugsan Tahay Qaab-dhismeedka Xukuumadda Oo Dar-jiidhay, Isuna Xil-qaamay Guul-wadayn ay Ku Difaaceen Wasiir Xirsi

0
46

HUBAAL TV: Daawo Wasiirro Beeshoodu Saluugsan Tahay xukuumadda Oo Dar-jiidhay, Weerar Aan Loo Fadhiyinna Hawada U Mariyey Mucaaridka

Hargeysa (Hubaal)- Daawo Wasiirrada Wasaaraddaha Boosaha iyo Xidhiidhka Golayaasha Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal iyo Cali Xaamud Jibriil Oo Maanta Ka Hadlay Arrimo Kala Duwan oo Haatan taagan iyaga oo dhaliilo kala duwan hawada u mariyey Xisbiyada Mucaaridka ah.

Maxamed Jaamac Abgaal iyo Cali Xaamud Jibriil oo labadooduba ka soo jeeda gobolka Awdal oo manta warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa dhaliilo u soo jeediyey Mucaaridka Somaliland xilli ay Madaxdhaqameedka gobolkoodu Si weyn uga cabanayso Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, isla markaana qoraallo garnaqsi ah u gudbiyeen xafiiska Madaxweynaha.

Haddaba Labadan wasiir oo siyaabo kala duwan ula hadlay warbaahinta manta ayaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa ee Daawasho Wacan

HUBAAL

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here