Hargeysa (Hubaal) Wasiirka dib u dejinta Somaliland Axmed Cabdi casood ayaa waxa uu ka waramay xaalada xadka Lawyo cado iyo muwaadiniinta reer Somaliland ee la sheegay inay dawladda Jabuuti dib ugu soo celinayso Somaliland. Waxa kale oo uu wasiirku ka hadlay dhismaha wadada Saylac