HUBAAL TV DAAWO Weriye Muuse Jaambiir Oo Jawaab Celin Hawada U Mariyey Wasiirka Warfaafinta Somaliland

0
39

“Wasiirka yidhi ‘Weriyeyaasha Xamar waa lagu laayaa; waxaan leeyahay Wasiirradana waa lagu dilaa” HUBAAL TV DAAWO Weriye Muuse Jaambiir Oo Jawaab Celin Hawada U Mariyey Wasiirka Warfaafinta Somaliland

Guddoomiyaha Wargeyska Ogaal Muuse Faarax Jaambiir, ayaa ka hadlay xaalada ay ku sugantahay warbaahinta Somaliland iyo Cabashada Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo ah xukuumadii ugu badnayd ee xidhxidha suxufiyeen.Sidaa wuxuu gudoomiyuhu ka sheegay kulan lagu xusayay maalinta Saxaafada oo Lagu Qabtay Hotel Xaraf ee Magaalada Hargeysa.

Si Aad U Daawato Warbixinta Weriye Muuse Jaambiir, fadlan guji Sawirka Hoose ee Guddoomiyaha Ogaal

Jaambiir

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here