Waxay soo jeediyeen in La Sii hagaajiyo Xidhiidhka Dalalka Deriska.
Gudoomiyaha gudida arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee golaha guurtida xildhibaan axmed daahir ayaa gole weynaha u soo bandhigay tallooyin ay u arkeen in ay waxtar u tahay siyaasadda arrimaha dibadda ee JSL oo ay wasaaradda u gudbiyeen.