HUBAAL TV: “Haddii Muddo Kordhin Timaaddo Waanu Ogol Nahay” Suldaan Maxamed S. Cabdiqaadir

0
36

Hargeysa (Hubaal) – Suldaanka guud ee Somaliland, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa sheegay inuu taageersan yahay in xukuumadda talada haysa loo sameeyo muddo kordhin.

Suldaanka ayaa hadalkan ka sheegay Munaasibad qado sharaf ahayd oo uu Hargeysa kaga qayb-galay

suldaan maxamed

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here