Waxa muddooyinkii u dambeeyay si weyn loo hadal hayay muddo kordhinta xukuumadda isla markaana ay mucaaridka iyo muxaafidku ay ku kala aragti duwaanayeen ayaa maanta kulan ay isugu yimaadeen laba guddi oo ka kooban shan xubnood oo ka kala socday labada xisbi mucaarid ee Ucid iyo Waddani ay kaga doodeen waqtiga ay doorashooyinka Somaliland qabsoomayaan
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HUBAAL TV: Kulan Doodeed Lagaga Hadlayay Waqtiga Doorashada Somaliland Qabsoomayso Oo Lagu...