HUBAAL TV: Maxkamada Dagmada Hargeysa Oo Ku Guulaystay Ka Garnaqa Dacwada Wiil 16 Jira Oo La Isku Haysto

0
59

Hargeysa (Hubaal) Dacwadan oo muddo hal sanno ah ka socotay maxkamadda degmada Hargeysa, isla markaana ku saabsanayd sheegashada wiil 16-jir ah oo ay isku qabsadeen laba qoys, ayaa maanta oo Sabti ah ay maxkamaddu go’aamo kazoo saartay.

Halkan hoose ka daawo cidda loo xukumay inay dhaleen wiilkan iyo kuwa laga xukumay oo  ay maxkamaddu ku riday xukun xadhig iyo ganaax lacageed isugu jira.

 

dacwada cabdirashiid-beer-geel

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here