Hargeysa-(Hubaal)- Wasiirkii Hore Wasaaradda Cadaaladda Mudane Xuseen Axmed Caydiid Ayaa Shir Jaraa’id Oo Uu Maanta Qabtay Kaga Hadlay Abaaraha Iyo Dorashadda Isa Saaran Ee Wali Aan Xal Loo Helin.
Xuseen Ayaa Cadeeyey In Isaga Iyo Muuse Biixi Aanay Colaad Gaari Ka Dhaxayn Ee Uu Garan Waayey In Uu Muuse Biixi Dalkan Madaxweyne Ka Noqdo Shaqsi Ahaantiisa
Si Aad U Daawato Halkan Hoose Ka Eeg .