Kulan albaabadu u xidhan yihiin oo maanta ay ku yeesheen hotel maansoor labada xisbi mucaarid iyo madasha wadatashiga ayaa kulankaas ka dib waxa saxaafadda la hadlay guddoomiyaha madasha wadatashiga iyo toosinta mujaahid Xasan Guure oo sheegay inay kulankan maanta ay kaga arrin sanayeen xaaladda siyaasadeed ee dalka.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HUBAAL TV: Nuxurka Kulan Albaabadu U Xidhan Yihiin Oo Asxaabta Mucaaridka...