Hargeysa (Hubaal)- Caalimka weyn ee reer Somaliland Ee Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan Siiro) ayaa khudbadii Jimcaha ee Maanta uu ka galay Masjidka Quba ee xaafadda Xawaadle waxa uu kaga hadlay arrimo muhiim ah oo ay kamid yihiin Xasuuqa ba’an ee ay muddooyinkii u dembeeyey Yuhuuddu ka gaysanaysay dhulka Falastiiniyiinta iyo Marinka Qasa, kaas oo reer Galbeedku garab ku siinayo duqaynta ay diyaaradaha Israaiil ka samaynayaan dadkaas.
Waxa kale oo sheekhu ka hadlay arrin taagan manta oo Somaliland Saamayn ku yeelatay, taas oo ah dadka laajiga ah ee dalkeena manta buux dhaafiyey.
HAddaba Khudbadaas oo aaad u dheerayd oo aanu laba qaybood u kala dhignay halkan ka daawo