HUBAAL TV: Suldaan Xasan Oo Cambaareeyay Xadhiga ay xukuumaddu kula kacdo Saxaafadda Xorta ah Ee Somaliland

0
28

HUBAAL TV: Suldaanka guud ee Subeer Awal, suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan ayaa xukuumadda ku canaantay tacadiyada kadhanka ah saxaafadda madaxa bannaan ee Somaliland ee had iyo jeer loo gaysto xadhiga iyo cabudhinta aan sharciga ku salaysnayn, isla markaana usoo jeediyay xukuumadda inay xoriyadoodii usoo celiso suxufiyiinta xidhan.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here