HUBAAL TV: Ujeedada Bannaan Bax Salmiya Oo Magalaada Burco Laga Sameeyay Maanta
kadib warar sheegaya dad shicib ah oo lagu dilay deegaanka Gorgor oo hoos yimaada degmada Gaashaamo ayaa dadweyne tiro badan Bannaan baxa saaka aroortii ka dhigeen magaaladda Burco