HUBAAL TV: “Waanu Ka Xunnahay In Tareenkii KULMIYE Eenu Inta Badan Soo Saarayn Aanu Halkaa Kaga Degno” Musharax Kijaandhe

0
30

Hargeysa(Hubaal) – Musharax Axmed Cabdi Nuur Kijaandhe, oo ka tirsan aqalka wakiillada, una ordayay madaxnimada Kulmiye, ayaa sheegay in la gees maray dhaqankii Kulmiye ee wadatashiga iyo isu joojinta ahaa, islamarkaana shirkii xisbigu u afduuban yahay laba musharax oo iyaga la siman.

Waxa uu sheegay inay faro madhan ka joogaan ergooyin kasta oo ay u direen madaxtooyada iyo xisbiga, sidaasna ay kaga aayo waayeen in wada hadal xal raadin lagu galo arrimaha la isku diidan yahay. Waxa uu sheegay inuu aad uga xun yahay inay halkaasi kaga hadaan Kulmiye.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here