DAAWO: Dhaliyarada Iyo Masuuliyiinta Gobolka Gabiley Oo Wax laga Xumaado Ku Tilmaamay Xadhiga ay Xukuumadu Kula kacday Xubnaha Ururka Jiidali,Kuna Baaqay In la siidaayo
“Waligay ismaan lahayn Xukuumadan imika talisa ayaa cid ku xidhi urur beeleed… iyadaa dalka keentay..iyadaa lagu soo doortay reernimo” dhalinyaro ka dhiidhiday xadhiga xubnaha Jiidali
“Xadhiga iyo qb-qabashada dhalinyartu waxay horseed u tahay kacdoon dhalinyaro (youth revolution) oo bilaabma….madaxweynahuna wuu ogayahay ururkii SNM inuu Affar qof ku bilaabmaya ilaa…..”