HUBAAL TV: Wariyayaasha Madax-Bannaan Ee Somaliland Oo Cambaareeyay Xadhiga Wariye Soo-Fadhiiste Iyo Yuusuf Maxamed

0
22

Xubno ka mid ah Saxaafadda Madaxbanaan ee Somaliland, oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa si adag u cambaareeyay xadhiga Wariyaha maalintii afaraad ku xidhan Magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil, kaasoo Rumaan todobaad ah shalay lagu riday.

Suxufiyiinta , ayaa sidoo kale dawladda ugu baaqay inay xaaladiisa war ka keento Wariye Yusuf Maxamed Xasan oo ka tirsanaa Wargeyska Dawladda ee ku soo baxa Afka Ingiriisiga ee Tribune la yidhaahdo, suxufigaasoo Bishii la soo dhaafay lagu xidhay Magaalada Jig-jiga ee dalka Itoobiya, ilaa hadana aan la soo dayn, dawladda Somaliland-na ka gaabisay ka howl-galida xadhigiisa.

Hadaba hoos ka Daawo Muuqaalka Wariyeyaasha ka hadlay xadhiga labada Suxufi:

KALSHAALE SUXUFI CUMAR

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here