HUBAAL TV: Wasiir Caddaani Oo Guud ahaan Warbaahinta Somaliland Uga Mahadnaqay Hannaankii Ay U Tebiyeen Xuskii 18-Ka May

0
39

Hargaysa (Hubaal):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani oo Xafiiskiisa ku qabtay Kulan Warbaahineed ayaa Mahadnaq u diray Warbaahinta Dawlada,Ta Madaxa bannaan iyo Warfidiyeeno ka socday dalalka Dibada ee Sida Muga leh uga qayb qaatay Xuskii Munaasibadii 18 May.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here