HUBAAL TV: Wasiirka Cukuse Oo Ka Hadlay Dimuqraadiyada KULMIYE Iyo Hannaankii Loo Doortay Musharraxiinta Madaxweyne Iyo Ku-Xigeen Ee Xisbiga?

0
30

Hargeysa (Hubaal) Wasiirka Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigeilinta Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ka hadlay hannaankii uu u dhacay shirkii golaha dhexe ee Kulmiye, isla markaana lagu doortay musharraxa madaxweyne iyo ku-xigeen ee xisbigaasi, kuwaas oo loo doortay Muuse Biixi Cabdi iyo madaxweyne ku-xigeenka haatan talada dalka haya Cabdiraxmaan Seylici.

Hadaba halkan hoose ka daawo Mr. Cukuse oo shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa kaga hadlay amuurtan:

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here