“Waxaad moodaa dhaqamada aynu immika aragnay in qofka maalin hadla wax alla wixii ciqaabaad ah ee ay dawladu gacanta ku hayso,xoriyada markay ka qaadana wixii kale ee uu muwaadinimo xaqa ulaahana waa laga qaadayaa” mujaahid Xasan Guure
“Xeer baynu leenahay,haddii xeerka Shacabka iyo inta aan anigu leeyahay uu diido,xeer buu Madaxweyne Ku Yahaye anna kiisa ayaan diidi” Xasan Guure