Taleex (Hubaal):- Wefti heer sare ah oo ka socda Xukuumada Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka kheyraadka Biyaha Engineer baashe Cali jaamac ayaa gaadhay Magaaladda Taleex ee Gobolka Xaysimo, waxaana soo dhoweyn balaadhan ay kala kulmeen dadweynaha deegaankaasi.