Boorama (Hubaal):- Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Booqasho ku Tegay Xarunta Gobolka Awdal ee Magaalada Boorama.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HUBAAL TV: Wefti Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Uu Weheliyo Prof...