Iclaajyadu Goorma Ayey Bilaabmeen Oo Bulshadu Ay Aamineen In Ay Dabiib U Doontaan

0
49

Iclaajyadu may jirin  ka hor waqtigii dawladii burburtay ay dalka ka shaqaynaysay  dadwaynaha soomaaliyeed waqtiga ay u baahdan  daawo iyo baadhitaan caafimaad waxa dalka soomaliyeed ee hore jiray farmasiyo  xadidan iyo cisbitaalkii dawliga oo shaqaynaayey daawoyinka qudhooda waxay ku iman jireen nidaam maamul dawli ah  daawoyinka dalka iman jiray waxay ahaayen daawoyin tayo leh  oo ku yimaada dalab  laba dawladeed oo hoos yimaada nidaamkii dawliga ahaa ee jiray bulshadu waxay ka sahlanayd xanuunadan hada aan hore u jirin  ee dalka ku soo badanaya

Kadib markii dawladaasi ay burburtay waxa meesha ka  baxay adeegyadii  caafimaadka aasasiga ee dawliga ahaa waxa luntay nidaamkii  caafimaadka ee siiyasada dawada ee dawliga ahaa  daawoyinkii waxa ay gacanta u  galeen ganacsato lacag haysta  oo dalka iyo dadka u keena daawoyin aan tayo lahaynwaxa samaysmay farmasiyo la socda burburka oo ay hagayaan dad aan aqoon iyo xirfad caafimaad midna haysan  bulshadii somaliyed waxa ku dhacay kadib burburka jahawareer daawo xumo  caafimad daro xanuuno aan hore u jirin oo dadka iyo dalka ku soo batay  dr privits oo aan haysan qalab casri ah oo ay ku baadhan bukaha xanuunkiisa una sahli kara  xanuunka bukaha laga heley noocu yahay  bukahii waxa la soo darsay  jahawareer iyo fahan la an  xanuunka uu u jiran yahay  taasi waxay sababtay in ay talo caafimaad u raadsadan  oday geed hoos fadhiya oo iclaaj haysta si ay caafimaad uga raadiyaan  taas waxa hormood u ah maamul kabasho  la an burburkii dawliga ee burburay  dawladaha  hada jira oo aan danaynayn  in ay dib u hagaajiyaan baahiyadkii aasasigaee caafimaadkii dawliga ee lumay  in kastoo hada ay haboontahay in dib loo soo celiyo baahiyadkii caafimadka aasasiga ee dawliga ahaa

Ma xuma in quraanka alle subxaana laahi laysku  daweeyo dabiibo sida culumada hada dalka ku dabiiba quraanka kariimka  sida sheikh axmed oo ah mid ka mida culumada quraanka

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannaan

buux2010@gmail.com

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here