INA LI LAAHI WA INA ILEYHI RAAJUCUUN: Bahda HUBAAL Waxay Qoyska Ilmo Cismaan Garas Ka Tacsiyadeynayaan Geerida Ku Timid Marxuum Siciid Cismaan Garas Oo 26/03/2017 Hargeysa Lagu Aasay

0
59

INA LI LAAHI WA INA ILEYHI RAAJUCUUN:

tacsiMaareeyaha guud HUBAAL Media Network Maxamed Axmed Jaamac (Calooley), Guddoomiyaha Wargeyska, Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef), Tifaftiraha guud ee HUBAAL Media Network, Axmed Cumar Axmed (Timo),  Madaxa Barnaamijyada ee Wargeyska HUBAAL Mustafe Maxamed CAbdillaahi (Faro), Madaxa Maaliyadda ee HMN Sakariye Axmed Jaamac, Aadan Cabdi Ciidle, Ibraahim Axmed Maxamed (Shiine), Cabdirisaaq Xuseen Xaashi (Gaas), Maxamuud Saalax Ducaale, Cabdinaasir Maxamuud Yuusuf (Cago), Jamaal Ibraahim Maxamed, Cabdiraxiim Ismaaciil Cabdillaahi (Bidaar). Maxamed Jaamac Maxamed (Xato), Yaasiin Cabdi Jaamac (yasto), Mustafe Sheekh Nuux Jaamac (Dabshid), Khaliid Maxamed, Cabdixakiin, Axmed Xaaji Xasan Muuse (Faacuul), Cabdikariin Ismaaciil Xariir (Karo) iyo Dhammaan Hawl-wadeennada iyo qalinleyda Bahda HUBAAL Media Network waxa ay dhambaal tacsi ah u dirayaan qoyskii, qaraabadii, eheladii, asxaabtii ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Siciid Cismaan Garas Oo Maantaoo bishu tahay 26/03/2017  lagu aasay magaaladda Hargeysa.

Si gaara Waxay Bahda Hubaal uga Tacsiyadeynayaan, Wasiirka ku-xigeenka wasaaradda wershadaha Somaliland Yuusuf Cismaan Garas oo ay marxuumka walaalo ahaayeen.

Waxa aanu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistiisa janno geeyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo. Aamiin………….Aamiin………….Aamiin

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here