INA LI LAAHI WA INA ILEYHI RAAJUCUUN: BAHDA HUBAAL Waxay Tacsi U Dirayaan Ehelada, Qaraabadii & Shacabka JSL Ee Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Yaasiin Oo Maanta Hargeysa Ku Geeriyooday

0
40

tacsi

Maareeyaha guud HUBAAL Media Network Maxamed Axmed Jaamac (Calooley), Guddoomiyaha Wargeyska, Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef), Tifaftiraha guud ee HUBAAL Media Network, Axmed Cumar Axmed (Timo),  Madaxa Barnaamijyada ee Wargeyska HUBAAL Mustafe Maxamed CAbdillaahi (Faro), Madaxa Maaliyadda ee HMN Sakariye Axmed Jaamac, Aadan Cabdi Ciidle, Ibraahim Axmed Maxamed (Shiine), Cabdirisaaq Xuseen Xaashi (Gaas), Maxamuud Saalax Ducaale, Cabdinaasir Maxamuud Yuusuf (Cago), Jamaal Ibraahim Maxamed, Cabdiraxiim Ismaaciil Cabdillaahi (Bidaar). Maxamed Jaamac Maxamed (Xato), Yaasiin Cabdi Jaamac (yasto), Mustafe Sheekh Nuux Jaamac (Dabshid), Khaliid Maxamed, Cabdixakiin Xuseen, Axmed Xaaji Xasan Muuse (Faacuul), Cabdikariin Ismaaciil Xariir (Karo) iyo Dhammaan Hawl-wadeennada iyo qalinleyda Bahda HUBAAL Media Network waxa ay dhambaal tacsi ah u dirayaan qoyskii, qaraabadii, eheladii, asxaabtii ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Maxamed Yaasiin Oo Maanta oo bishu tahay 11/04/2017  Ku geeriyooday Hargeysa.

Si gaara Waxay Bahda Hubaal uga Tacsiyadeynayaan, Guuleed Maxamed Yaasiin (Dalxa) oo katirsan bahda HUBAAL, isla markaana marxuumku ahaa Aabihii.

Waxa aanu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistiisa janno geeyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo. Aamiin………….Aamiin………….Aamiin

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here