“Inaanay Xisbiyadeenu Mabda’ Lahayn oonay isugu imanin, Haddaad Eegto Dhamaantood Waxa Ku Kala Tegay Dadkii Wadasamaystay oo Annaba Kamid Baanu ahayn KULMIYE, UCID-na Sooma Baxayn Haddaan……”

0
34

HUBAAL KA DAAWO: Muj Xasan Guure Oo Hada Warbaahinta La Hadlay Iyo Qodobo Xasaasi Ah Oo Uu Ka Hadlay Fariimana U Diray Xisbiyada Mucaaridka

“inaanay xisbiyadeenu mabda’ lahayn oonay isugu imanin, haddaad eegto dhamaantood waxa ku kala tegay dadkii wadasamaystay, Annaba Kamid Baanu Nahay KULMIYE, UCID Sooma Baxayn Haddaan Jamaal Iyo Ina Xasan Mataan Soo Saarin.” Mujaahid Xasan Guure

“Faysal Wuxuu Yidhi ‘Bakhtigaa Ii Xalaal Ahaa. Oo Ma Maalintuu Bakhtigu Kuu Xaal Yahay Dadkaad Ku Guuraysaa, Maalinta Aad Ka Baxdana Dadkaad Ku Saydhyaysaa”” Mujaahid Xasan Guure

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here