Alaxamdulilah Ilaahay ayaa mahad dhamanteed iska leh ii suurtogaliyey in aan qoro maqaalkan yare ee kooban. Maqaalkan waa kii igu horeeyye ee aan qoro wana ku hanwaynahay in aan qoro intaa iyo inka badan insh Allah. Maxaan uga baahanahy maceeshad dibad laga Keenayo, waayo waddankeenu waa hoddan waxkasta wan beerankarnaa, waanan ka maarmikarnaa maceeshadaa wadamada kale waxan beeranaynaa….. Qormadan Oo Muhiimad iyo Faa’iido badan leh Fadlan Si Aad U Akhrido Guji Sawirka Hoose…..Waxa Qortay Nuura Xaaji Cali Yuusuf