Ismaaciil Buubaa Oo Ka Hadlay Xukuumadda Cusub Ee Muuse Bixii Iyo Sababtii Ay Uga Qaybgali Waayeen Caleemmo Saarkiisa

0
209

Hargeysa (Hubaal) Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo kamid ah hogaanka xisbiga WADDANI ayaa ka hadlay sida uu u arko xukuumadda cusub ee uu soo dhisay madaxwayne Muuse Biixi Cabdi iyo waliba sidoo kale sababta ay uga qayb gali waayeen xafladii caleemo saarkii madaxwaynaha 5aad ee JSL Muuse Biixi Cabdi.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here