Itoobiya: DR Abiy Ahmed Oo Magacaabay Golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa Cusub Oo Ka Kooban 20 Wasiir

0
17

Addis-Abab (Hubaal)-Ra’iisal Wasaaraha Dr. Abiy Axmed ayaa 20 xubnood oo cusub u magacaabay wasaaradaha kala duwan ee dalka Itoobiya, waxaana uu ku dhawaaqay in la dhimay Wasiirradii tiradda badnaa ee Itoobiya. Golaha Wakiillada ayaa ansixiyay dhammaan magacaabidda golaha Wasiiradda cusub. 9 haween ah ayaa ka mid ah Wasiiradda uu ku dhawaaqay Abiy Axmed, waana markii ugu horreysay oo qoondo intaasi la eg ay helaan Haweenka Itoobiya.

Axmed Shide oo Soomaali ah horena dalka Itoobiya kaga soo qabtay Wasaarado kala duwan ayaa loo Magacaabay Wasiirka Maaliyadda.

Wasiirka Nabadda — Mrs Mulietat Kamil

Wasiirka Gaashaandhigga —Aaliha Muhammad

Wasiirka Maaliyadda — Ahmed Shide

Wasiirka Arrimaha Dibadda — Dr. Geeljeex

Wasiirka Beeraha Mudane Cumar Xuseen

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha – Mrs. Fetel Walte

Wasiirka Dhaqaalaha —– Mrs. Dawanne Herbie

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tiknoolajiyadda — Dr. Getahun Mekuria

Wasiirka Gaadiidka —— Mrs. Dagmominthew Patrick

Wasiirka Horumarinta & dhismaha magaalooyinka —– Mr. Janet Braye

Biyaha, waraabka iyo warshadaha tamarta —– Sileshi Bekele

Wasiirka Waxbarashada —— Dr. Tilaye Gete

Wasiirka Macdanta iyo Tamarta —— Dr. Samuel Hurco

Sarkaalka Golaha Guud —– Berhanu Tsegaye

Wasiirka Caafimaadka—— Dr. Amir Aman

Sayniska iyo Waxbarashada Sare: Mr. Hirut Woldemamar

Wasiirka Haweenka, Carruurta iyo Dhalinyarada, Mrs. Woizam Taye Asfaw

Wasiirka Shaqaalaha iyo Arimaha Bulshada Mr. Mulugeta Tesfaye

Wasiirka Dhaqanka Mudane—- Dr. Hirut Kassa

Guddoomiyaha Guddiga Qorsheynta iyo Horumarinta ——– Dr. Fitsem Assefa

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here