“waxaad Siyaasiyiin badan ka maqashaan iyaga oo leh dalka maxaa yaalla, maxaa dhaqaalle la hayaa iyo hadallo noocaas oo kale ah, Dhalinyarada waxaan leeyahay kuwaas waxaa la yidhaahdaa saaqidiin siyaasaddeed oo waa kuwo ku saaqaday saaxadda ee ha dhegeysanina e waxaadku tidhaahdaan…..” – Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, Jaamac Ismaaciil Cige [Shabeel] oo Saaqidiin Siyaasaddeed Ku Sifeeyey Mas’uuliyiinta Ka Deyriya Xaalladda Dhaqan-dhaqaale ee Dalka, Si Gaar Ahna Uga Jawaabay Hadal Eng. Feysal Cali Waraabe Kasoo Yeedhay
Halkan hoose ka daawo nuxurka khudbad uu Mr. Shabeel ka jeediyey maanta madal uu xisbiga Kulmiye kuqaabilayay taageerayaal kasoo jeeda degmooyinka Caasimada qaarkooda kuwaas oo ku soo diga-rogtay xisbiyada mucaaridka ah kuna soo biiray xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE