Hargeysa (Hubaal) Jamaal Cali Xuseen oo hore u ahaa murrashaxii xisbiga UCID ayaa sheegay inaanu xil ka doonayn xukuumadda usoo dhisay Madaxweyne Muuse Biixi. waxa kale oo uu ka hadlay sababtii uu uga qaybgali waayay xilwareejintii Muuse Biixi. Sidoo kale wuxuu sheegay in shuruud la’aan uu u sadqeeyey hankiisii murrashaxnimo.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Jamaal Cali Xuseen Oo Sheegay Inaanu Xil Ka Rabin Xukuumadda Madaxweyne Biixi,...