Ka dar oo diibi dhal. W/Q: Ibraahim Ciise

0
47

Maanlinba maanlinta ka danbeysa  waxay xukuumada siilaanyo ee ay tayadeedu ay liidata ay kula kaceysa  saxaafinta iyo nin doorka dalka ku nool  in ay xadhig u adeegsadan haddi ay ay ruuntaba tabatan. Sida aynu maqaleyn waxaa jirta in maantana la qabtey qoraggi websiteka baligubadle. Horana waxaa loo xidhey haatuf iyo hubaal,islamarkana waxaa isnna manta la qabtey sarkal ka tirsan banka d,jabouti oo la filaayo in uu waxaa ka ogyahay siyasaadaha huursan ee siilaanyo noockasta oo ay tahayba.waxaa la yaabka lihi waxaa weyaan kuwan marka siilaanyo la soo qaado afka furanaya ee waxaa ay doonan ku hadlayaa.waxay kuwasi la mid yihin kuwi qadi jirey guul wade siyaad abihin gaarashada. Dadewynaha ku nooli  jsl ma ooga in uu siilaanyo  kireysey halki uu lahaa  ha la iigu duceyo.wuxuu siilanyo iyo xukumadiisba ay marayeen halkii u marayey jaalle siyad markii baabuurku la qaliibmey. Waxaanu dadwenaha u sheegeynaya in xaaladu mareyso meel adeeg loon baahaanyan in la iskaashado sii uu dalku u badbado. Waxaa aad iyo aad u haboon in la raco taalooyinka u fasal soo jeediyey.

Ibraahim Ciise

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here