Kalfadhigii 54aad ee Golaha Guurtida oo Furmay, + Fadhigaasi Oo Aan lagu soo hadal qaadin Xaalada Colaadeed ee ka taagan Dulleedka Burco.

0
20

Hargeysa(Hubaal) Kalfadhigii 54aad ee Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa Maanta si rasmi ah u furmay, Fadhigaasi oo uu shirguddoominayey Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Golaha Guurtida Siciid Jaamac Cali (Timoweyne), Waxaanu Guddoomiye Ku-xigeeshu sheegay in Maalinta Barri ah ay ka Doodi doonan Xaalada Dalku marayo, balse Fadhigaasi maanta kumay Soo hadal

guurtida

qaadin Xaalada Colaadeed ee ka taagan Baliga Diiriye ee Magaalada Burco oo ay isku horfadhiyaan Labba Beelood oo walaalo ahi.

Golaha Guurtida ayaa maanta soo laabtay Fasax Muddo Bil ah qaaday oo ay ku maqnayeen

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here