Khilaafkii Ururka SOLJA Oo Soo Laba Kacleeyay + DAAWO Hoggaanka Ururka Oo Ganafka Ku dhuftay shir Xubno Kamid ah Ururku Iclaamiyeen Iyo Kala Hadalka Guddoomiyaha SOLJA Ee Shalay Iyo Maanta
Guddoomiye Xasan Maxamed Yuusuf oo sharciyeeyay qabashada shirka Berri + Xili Xubnaha Hoggaanka Ururka ay Hor hayaan Sexeexii uu ku kla diray Guddidii qaban-qaabada shirweynaha ururkaas
SHLAY: Halkan hoose ka daawo guddoomiyaha ururka SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf oo kala diray guddidii qaban-qaabada shirweynaha kadib markii ay is casileen laba kamid ah