Tababar socon doona muddo Lix maalmood ah oo ku saabsan sidii bulshada loogu wacyigelin lahaa cudurada aan la kala qaadin isla markaana ay sharaxayaan khuburo ka socota dalka Britian ayaa magaaladda Hargeysa looga furay dhakhaatiirta gobolka Saaxil.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Khuburo British Ah Oo Tababar Ku Saabsan Cudurada Aan La Kala Qaadin...