Guriga FAALLOOYIN Komishanka Doorashooyinka Maxaynu ka Doonaynaa Inay ka Gar-naqaan? – W/Q: Weriye Maxamuud...
Abuuritaanka Komiishanka qaranku waxay ahayd dan loo dabranaaday, isla markaana la’aanteed aan hanaan nidaamka dimoqraadiyadda xisbiyadda badan loo gudbeen, noqotayna in loo qaybiyo hay’adihii dawliga saamiga xilka magacaabistooda, hadday ahayd waaxda fulinta, baarlamaaka (guurtida) iyo saddexda xisbi tiro cayiman. Guji Sawirkan Oo Akhriso Faalladan Oo dhan