Koox Hubaysan Oo Weerartay Xarunta Wargeyska Charlie Hebdos Oo Ka Soo Baxa Dalka Faransiiska

0
30

Paris (Hubaal) Ugu yaraan 12 qof ayaa ku dhimatey weerar ka dhacay xarunta Wargeyska Charlie Hebdos ee bartamaha Paris dalka Faransiiska. kooxdan hubaysnayd ee weerarka ku qaaday xarunta wargeyska Charlie Hebdos ayaa la sheegay inay ku dhawaaqayeen Allahu Akbar markii ay weerarka ku qaadeen xarunta wargeyska islamarkaana ay baxasdeen waxaana booliska magaalada Paris ay raacdeenayaan ilaa hadda kooxdaas weerarka soo qaaday

Madaxweynaha Faransiiska , François Hollande ayaa xaqiijiyey in 11 qof ay ku dhimatey weerarka isla markaana dhaawac halis ah yihiin afar qof oo kale, Xukuumadda ayuu ugu yeeray shir deg-deg ah.

Dadka dhintey waxay isugu jiraan Weriyaal iyo Boolis.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

werar

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here