Kulan Lagu Falan-qeeyey Heerka Nabad-gelyada JSL Oo Hargeysa Ka Dhacay Iyo Mas’uuliyiinta Amniga Oo Natiijadiisa Faahfaahiyey

0
48

Hargeysa1Hargeysa (Hubaal) – Kulan lagaga hadlay adkaynta nabadgelyada gobollada iyo degmooyinka Somaliland iyo gaar ahaan Caasimadda Hargeysa oo ay ka qaybgaleen Taliyeyaasha Booliska, Laanta Socdaalka, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Guddiga Nabadgelyada ee degmooyinka Hargeysa, ayaa ka qabsoomay xarunta dolwadda Hoose ee magaalada Hargeysa Shalay.

Shirkan oo ay Saxaafaddu dibed-joog ka ahayd intii uu socday, markii uu soo gebo-gaboobay, waxaa Saxaafadda la hadlay Maayerka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), Taliyaha Laanta Socdaalka Gaashaanle dhexe Dayib Cismaan Caalin, Wasiir Ku-xigeenka arrimaha gudaha Maxamed Muuse Diirye iyo Taliyaha Booliska Sarreeye Gaas Cabdillaahi Fadal Iimaan.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here