Laanta Socdaalka Somaliland Oo Beenisay Warar Sheegay In Cilad Ku Timid Miishiinka Soo Saara Baasaboorada Casriga Ah

0
71

Taliyaha laanta socdaalka Somaliland Kornayl Maxamed Cali Yuusuf (Cambaro) oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu waxba kama jiraan ku sheegay warar sheegayay in cilad ku timid miishiinkii soo saari jiray Baasaboorada casriga ah ee Somaliland,hase ahaatee taliyuhu waxa uu xaqiijiyay in hakad la geliyay shaqada mishiinka oo lagu xidhiidhinayay hawsha diiwaangelinta madaniga ah ee ka socota dalka si loo aqoonsado dadka qaadanaya Baasaboorada.

Taliyaha oo ka hadlaya arrimahana halkan ka daawo

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here