Labada Murashax Ee Xisbiyada UCID iyo WADDANI Oo Waraysi Xiiso Leh Wax Lagaga Weydiiyey Jacaylkii Soo Maray Noloshooda iyo Calafkii Xaasaskooda

0
310

 

Faysal iyo C/Raxmaan-Cirro Maxay Ka Yidhaahdeen Jacaylkii Soo Maray Noloshooda & Is-helkii Xaasaskooda?

Hargeysa(Hubaal):- Musharrixiinta Madaxweynennimo ee Xisbiyadda UCID iyo Waddani Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka Sheekeeyey Waayihii Jacayl ee noloshooda soo maray ama wakhtigii dhalinyarannimada iyo sidii uu Mid waliba Xaaskiisa ku helay ama isu guursadeen iyo Heerka Haasaawihii ka dhexeeyey mid kasta Xaaskiisa Guursigooda ka hor.
Musharrixiinta Xisbiyadda Waddani iyo UCID, waxay arrimahaas iyo kuwo kale oo la xidhiidha-ba, kaga warrameen Waraysi Qosol iyo Qurux-ba koobsaday oo uu la yeeshay Telefeshinka Universal oo Weriyeyaashiisu Hargeysa kula kulmeen, Waraysi xiiso lehna si gooni-gooni ah ugaga qaadeen labada Musharrax ee Faysal iyo Cirro.


A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here