Ceerigaabo (Hubaal) Maxamed Yuusuf Bakayle iyo Barkhadle Maxamuud Geeddi oo maanta ay booliska Ceerigaabo xabsiga u taxaabeen ayaa sida uu kusoo waramayo wariye Darwiish oo warka xadhiga labadan wariye nasoo gaadhsiiyay sheegay in isla galabtaba xorriyaddoodii loo soo celiyey kaddib markii Mas’uuliyiinta dhinacyada Saxaafadda Ceerigaabo iyo Golaha Degaanka Ceerigaabo oo iyagu dhallliilo ka arkay war weriyayaashaasi golaha degaanka ka direen ay arrintaas ka wada hadleen iskuna afgarteen.
warkana waxa magaaladda Ceerigaabo nooga soo diray wariye Darwiish oo ku sugan isla magaaladda Ceerigaabo