Lexjeclada Xisbiga WADDANI Somaliland U Qabo Ummada Caad Kama Saarna Inta Maankoodu Gaban Yahay Mooyee

0
61

Mararka Qaar Ayaad Arkaysaa Odhanaaya Waddani Iyo Somaliya .Maxaa Hadaladooda Isku Mid Ka Dhiga .Markay U Waayeen Dhaliil Ayay Waxas Qaar Kood Ku Hadaqaan Kelmadahaana Waxaa Ku Caan Baxay Xisbi Xaaki Nka .Kulmiye .

Xil Qalib 20170217_224646

Xisbiga Waddani Waxaa Hogaamiya .Abdiraxmaan C/Laahi Cito.O Ah Odayga Baritakoolka. Qaran Somalilnad .Ninka Sadexaad Ah .Waayo Wuxuu Af Hayeen U Yahay Aqalka Baarlamaanka Ee Sharci Dajinta Wuxuu Mudan Yahay Shicmad Qadarin .Qaran Ahaan .Ninka Ama Gabadha Odaygaas Wax Aanu Ahayn Ku Sheegaa Wuxuu Meel Kaga Dhacay Qaranimada Somaliland .Dad Keenu Ama Siyaasiyiin Ku Sheegeenu Waxaa Ka Maqan Siminaaro Badan O Waddanimo .Qof Ku Haduu Milge Ama Siyaasad Sheegto Waa Inuu Garankisu Afkiisu Gaabnaado O Waxa Xun ..Anu U Aqoon .Wanaag .

Somalidu Qaarbaa Inay Wax Cayaan O Melge Qof Kale Wax Ka Sheeg Bay Modaan In Lagu Muuqdo .

Taas Laguma Muuqdo Caana Laguma Noqdo.Waxaa Caan Lagu Noqdaa .Feker Ama Talo Wadankaaga Iyo Dadkaaga Wax Tarta Diiwaankana La Galiyo Ama Baayac Mushtar Dad Kaagu Ka Faa Idaystaan Shaqo Abuurna Ka Helaan.Dad Keena Reer Somalilnad Waxaan Kula Talinayaa Inay Danahooda Ka Shaqeeyaan O Aanay Danhoodu Ku Habsaamin Ina Hebel Wax Ka Sheeg .

Waxad Marmarka Qaar Arkaysaa Oday Ama Nin Siyaasi Sheeganaya O Tv Intuu Kiraysto Qof Bili Aadana O Aan Waxba U Gaysan Caayaya Ceebaynaya .

Si Loogu Yeedho Ama Xil Loo Magcaabo.

Malinta. Xilka La Siiyo .Ayuu Amaan Aan Caadi Ahayn Dusha Uga Tuurayaa Qofkui Marki Hore Uu Caayayey

Waa Yaab .Nin Kaasi Markeebuu Sax Sanyahay .Markstaba Wiu Khaldan Yahay Arag Tidayda .

Ta Labaad Bulshadii Way Isku Dayanaysaa .Marka Sxb Kii Cay Shaqo Ku Helo Ayuu Isna Halkii Sxb Kii Ka Miisayaa .Isku Soo Xooriyoo Arinkaas Wuxuu Noqday Mid Bulshadeena Dhaxal Siiyey .

Haloo Jeesto. Maskax Maal Iyo Muruq Maal .

Gabagabo,’

,,,,,,,,,,,,,,,,,

Ra Yi Gaygu Wuxuu Nucurkiisu Yahay Inaan Madaxda Qaranka La Aflagaadayn Laguna Af Lagaadayn Wax Aanu Kasban Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Waa Oday Qaranimada Jecel Laguna Tuhmi Karin Afkaaro Ku Lida Qaranka Somaliland .Wax Magaratadu Haku Biyo Cabto .Waxaana Odayga Ku Haboon. .Silaanyo Dabadii Hogaaminta Qarankeena Curdinka Ah .Mabaadiida Xisbigaygu Waa Walaalaynta U Deelalida Shacabka Iyo Dalka .Sidii Loogu Horumarinlahaa Baahiyaha Aas Aasiga Ah .

1 .Wax Soo Saarka Dhulka 

2.Shaqa Abuurka 

3.Maalgashiga Xalaasha Ah

4.Dhicisada Qaran Xoog Leh O Tayeysan Cidan Iyo Cuddudba 

5.Midaynta Wada Jirka Umadda 

6.Kobcinta Kor U Qaadka Tayada Taclinta Caaafimaadka Biyaha . I W M..

Markastaba Guul Iyo Gobonimo Qarankeeena Aynu Jecel Nahay Ee Somalilanad 

Hanoolaato

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here