HUBAAL TV KA DAAWO: Xildhibaan Indho-indho Oo Ka Digay In Doorashadu Ka Dhiciweydo Degaanada Hartigu Dego Ee Gobolada Bari
HargeysaXildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Jindho-indho) oo ka tirsan golaha guurtida somaliland oo maanta ugu waramay magaaladda Hargeysa warbaahinta dalka ayaa waxa uu ka hadlay arrimaha doorashooyinka ee gobolada Bariga Somaliland.