“Ma Ogolin Liiska Golaha Dhexe Iyo Guddida Fulinta Ee Ay Ku Dhawaaqeen….”Guddoomiye Muuse Biixi

0
34

Hargeysa(Hubaal) -Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa si Adag uga hadlay Liiska Xubnaha Golaha  Dhexe iyo guddida fulinta ee ay ku dhawaaqeen Shirguddoonka Shirweynihii 3aad ee Xisbiga KULMIYE.

Guddoomiye-Muuse

Guddoomiyaha KULMIYE,oo maanta la hadlay Idaacadda BBC-da ayaa sheegay in aanay ogolayn Tallaabadan lagu shaaciyay Xubnaha Golaha Dhexe iyo guddida fulinta.

Muuse Biixi,oo Arrimahani ka hadlayaa waxa uu yidhi “ma ogolin Liiskan golaha dhexe iyo guddida fulinta ee lagu dhawaaqay Xisbiga KULMIYANA ma ogola,guddida soo saartayna waa Shirguddoonkii Shirweynaha,Shirguddoonkaasina waxa uu la cimri ahaa labadii Cisho ee shirka, Awood ay guddi fulineed iyo Gole dhexe ku

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here