Maamulka Guud Ee TV-Ga Qaranka Somaliland Waxa Uu‏ Ogaysiinayaa Shaqo wariyenimo Oo Ka Bannaan Degmada Qoryaale

0
37

slntvWaxaa halkan fariin iyo ogaysiin is xambaarsan loogu soo ban dhigayaa shaqo wariyonimo oo ka banaan Degmada qoryaale eegobolka togdheer oo aan lahayn wax wariye ah una baahan wariye rasmiya oo uga soo warama tvga qaranka JSL.

 

“Wariyahan ayaa looga baaahan xarunta guud ee tvga qaranka somaliland inuu la xidhiidho waxaana halkaa looga sheegi doona waxii looga baahan yahay iyo waxuu isagu u baahan yahayba”,..

 

“Degmadan qoryaale ayaa hore loo sheegay inuu maareyaha tvga qaranka oo kaashanaaya wariyayaal koonto ku xidhay tvga qaranka ee gobolka togdheer ay hore ugu diideen degmada qoryaale inay wariyaha ay soo codsadeen aan loo ogolayn taas oo lagu eedeyay mareeyaha tgva qaranka oo sheegay inuu hore isaga loogala soo xidhiidhay xarunta tvga qaranka ee gobolka togdheer”.

 

Dhibaatada ka taagan degmada qoryaale iyo degaamada kale ee ku xeeran gobolka togdheer ayaa sababta in aan cidi ka soo tabin wax wara kuna qaadata maalmo iyo bilo iska dhan in laga soo duubo war loo soo gudbiyo tvga qaranka oo ay shacabka dhulkaas ku nooli xaq u leeyihiin un laga haqab tiro wararka.

 

“Arinkan ayaa waxaa lagu dhaliilay hore inay cidhibta kaga taaganyihiin iun horumarka dhinaca wararka gobolka togdheer iyo deegaaamadiisa laga shaqeeyo xarunta guud ee uu ku leeyahay halkaas oo uu tv ga qaranku ku soo uruuray shakhsiyaad gaara oo aad moodo inay dhaxal loo siiyay halka dadkii degaamada gobolka togdheer u dhashay u baahan yihiin wariyayaal iyo in maamulka tvga qaranka somaliland ee fadhigiisu yahay hargeysa si deg deg ah wax uga qabto”,.

 

Burco:Somaliland,,,

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here