wasiirka arrimaha gudaha maamulka Puntland Axmed karaash ayaa hanjabaadii ugu cuslayd hawada usoo mariyey somaliland xili uu u waramayay wariye xasan cade oo ka mid ah hawl wadenada tvg somali cable,
Mr Karaash, ayaa ku dooday inaanay ogolayn in shidaal laga baadho degaanka Xudun ee bariga Somaliland, halkaasi oo ay ka bilaamatay sahamin shidaal oo shirkadda DNO halkaasi ka wado. Waxay shirkaddu heshiis kula jirtaa Somaliland, waxaanay sahaminaysaa.