“Madaxdu Dhaqan iyo Dun-bay leedahay, Laakiin Wasiir….”DAAWO Guddoomiye Xigeenkii Hore Ee SOLJA

0
25

Wasiir Cukuse waxa uu Saxaafadda Somaliland ku noqday Cudurka Ebola….waxaan aad uga wer-wersannahay caqabadaha ku soo wajahan Suxufiyiinta sanadaha soo socda…

Hargeysa(Hubaal)-Guddoomiye ku-xigeenkii Hore ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee  SOLJA, Maxamed Cabdi Curad,ayaa hadal dhinacyo badan taabanaya ka jeediyay Xaflad xilka ay kula kala wareegayeen hogaankii hore ee ururka iyo hogaanka cusub oo kadib khilaaf muddo soo jiitamay heshiis laba dhinac ah gaadhay waxaana maanta munaasibada xilwareejintu ka qabsoontay huteel Maansoor ee magaaladda Hargeysa

curad

Waxa uu sidoo kale, Munaasibadaasi kaga dhawaaqay Mr. Curad, in sanadkii tegay Saxaafadda Somaliland ka baxeen Hal-door iyo Rukumo adag, dhanka kalena waxa uu caddeeyay in saddexdii sanno ee Hogaankoodu SOLJA hogaaminayeen ay difaac ugu jireen weerar, xadhig, xayiraad iyo xad-gudubyo kale isugu jiray oo ay xukuumaddu ku haysay Warbaahinta Madaxbanaan, isagoo iftiimiyay in aakhirkii Inqilaabka lagu sameeyay ahaa mid qayb ka ahaa Dagaalkii lagula jiray, si loo xalaalshado ama liciifinta Xoriyatul-qowlka.

DAAWO VIDEO

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here