Madaxwaynaha Xisbiga UCID iyo Wefti uu hogaaminayo oo kulan la qaatay Xafiiska Arrimaha Dibada iyo Barwaaqo Sooranka Boqortoyada Ingiriiska+Daawo Sawirro&Muuqaal

0
28

London (Hubaal) Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga Ucid Mudane Jamaal Cali Xuseen iyo Wafdi uu hogaaminayo waxay  kulan la  balaran la  qataeen  Xafiiska Arimaha Dibada iyo Barwaaqo Sooranka  ee boqortooyada Ingriiska kulankan oo ahaa mid loga hadlayey arimo badan oo xasaasiya oo ka mid tahay Dorashooyinka ,Xidhiidhka arimaha dibada eeSomaliland iyo sidii wax loga qabn lahaa Dhinaca cafimaadka kulankan oo ku waheliyaan Xoghayaha kulamysiga iyo Khayraadka Bada.

unnamed (2)Xoghayaha Arimaha Qoyska Marwo Kaltuun Cumar  iyo Xoghayaha Maal gashiga iyo Bayacmushtariga iyo Xubno kale oo ka tirsan xisbiga .kulankan aya waxa looga hadlay xaga Cafimaadka, Qoxotiga Yamen  ,Xisbiga ucid oo  fuliyey Hawlahii loga bahnaa  inay dawladu fuluso  dhinaca Arimaha Dibada taas oo kalintii dawlada uu buxiyey xisbigaUcid . Musharaxa madaxaynaha xisbiga Ucid ayaa kala hadlay wasarada Arimaha Dibada  in dorashada madaxtooyadu waqtigeedii ku qabsoonto.

unnamedMusharaxa madaxwaynaha xisbiga ucid ayaa uga mahad naqay dawlada Ingriiska Tageerada buxda ee ay u hayso shacabka somaliland iyo nidaamka dimiqraadiga inuu hore u sii maro. Waxa labada dhinac isla qateen sidii loo xoojin laha xidhiidhka ka dhaxeeya Somaliland iyo Boqortoyada Ingriiska oo dhawaan dorasho ka dhici doonta ,Dawlada Ingriiska ayaa waxay balan qaday inay dhawaan wafdi maalgashi ku samayn doona somaliland u boqasho ku tagi donaan.

waxa kale musharaxa madaxwaynaha xisbiga Ucid inuu Tageerasan yihiin Dawlada yamen iyo Goamada ay soo sareen jamacada Carabta ayna soo dhawaynayaan qaxootiga wadanka yamen .gabagabadii kulankan aayaa waxa ku soo dhamaday jawi aad u saray iyo taageero buuxda u helay xisbiga Ucid iyada oo la filaayo in doorashadu ka qab soonto Somaliland xisbiga Ucid u cadyahay Musharaxooda Madaxwayne.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here