Madaxwayne Muuse Biixi Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay (Daawo)

0
42

Madaxweynaha Somalland iyo weftigiisii oo safar maalmo qaatay ugu maqnaa dalka Imaaraadka ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. waxaana weftiga uu horkacayay madaxweyne Muuse Biixi si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka Cigaal ee magaaladda Hargeysa.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here